Kismaayo(Idaacada Waamo)Gudoomiye kuxigeenka Dagmada Afmadow iyo Gudoomiyaha Ururka Dhalin yarada Dagmada Ayaa Gormeeray Beero kuyaala Duleedka Magaalada.
Dadka tabacada beeraha ayaa kacabanaya Cayayaanka beeraha kaas oo waxyeelo Ugaaysankara Dalagyada Beeraha
sida uu sheegay Cali Ribaax oo ah Gudoomiye kuxigeenka Dadmada afmadow
Dhinaca kale Gudoomiyaha ururka Dhalinyarada Dagmada Afmadow Maxamed Xassan Cali Dheere ayaa dhankiisa sheegay dadka beeralayda ay bahanyihiin in ay helaan Daawada Cayayaanka lagu dilo.
R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.