Maamulka Degmada Kismaayo oo dib u soo celinayo Astaamihii magaalada

0
30

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose  waxaa mudooyinkii la soo dhaafay ka socday dhismaha laamiya si casriya loo dhisay kuwaas oo soo dhamaaday Wajigii kowaad isla markaana lagu xiray leerasha Cadceedda ku shaqeeyo loo yaqaano Solarka, kuwaas oo qeyb weyn ka qaatay bilicda magaalada Kismaayo, iyadoona wali ay socdaan dhismaha Wajiga labaad ee mashruca nagaad ee laamiyada kaas oo meel wanaagsan maraya.

Maamulka Degmada Kismaayo oo ka duulaya qurxinta iyo bilic soo celinta magaalada ayaa bilaabay hirgilinta iyo dhisida astaamaha taariikhiga ah ee Kismaayo caanka ku tahay iyadoona qaarkood la dhisay kuwa kalena uu socda qorshahooda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here