Wasaradda waxbarashada Jubbaland oo nidaam cusub ku soo kordhisay Iskuulaadka

0
312

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaarada waxbarashada Jubbaland oo nidaam sahlaya in ardayda dugsiyada 8,aad ay natiijadooda ka ogaan karaa Taleefanooda.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here