Xarun lagu baranayo duubista muuqaalada iyo qaadista sawirada oo Baladweyne laga hirgeliyay

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa laga hirgeliyay xarun Dhalinyarada lagu baro qaadista sawirada iyo duubista muuqaalada taasoo lagu magacaabo Best Portrait.

Xaruntan ayaa qabata adeegyada kala ah qaadista sawirada teesarada ah, duubista aroosyada iyo tababarada Dhalinyarada jecel barashada muuqaalada iyo qaadista Sawirada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here