Maamulka iskuulka Burwaaqo magaalada kismaayo oo ka warbixiyey Tayada waxbarsho Ardeyda dhigata iskuulka 

0
360
Kismaayo(Idaacada Waamo)maamulaha iskuulka burwaaqo ee magalada kismaayo ayaa waqti kasta waxa uu ardeyda dhigata iskuulka ku wacyi galiyaa muhiimada iyo faa’idada ay leedahay waxbarashada
Cabdirsaaq Cabdi Naasir Maxamed Waxa uu ka mid yahay ardeyda sanadkan ka Qalin jabinaya dugsiga sare ee iskuulka burwaaqo waxa uuna ka waramayaa farqiga u dhaxeeya waqtiga uu ku soo biirayey iyo hada oo uu qalin jibintiisa u soo dhawdahay
Ugu dambeen Cabdir Shiid Aadan Muqtaar oo ah maamulka iskuulka borwaaqo oo kawaramaya sida loo hormarim karo waxbarashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here