Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland ayaa 22 wariye oo rag iyo dumar isugu jira Magaalada Kismaayo ugu qabatay Tababar ku saabsan xoriyad qowlka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.