Haweenka degmada kismaayo oo sheegay in daadal dheer ay u soo galeen dib u dhiska dalka 

0
298
Kismaayo(Idaacada Waamo)haweenka waa laf dhabarta bushada soomaliyeed iyagoona dadaal dheer u galay sidii loo hormarin lahaa dalka hadaba waa kuwan qaar ka mid ah haweenka degmada kismaayo oo kawaramaya doorka ay haweenka ku leeyihiin dib u dhiska dalka.
R/W,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here