Wasaaradda Haweenka Dowlad Goboleedka Jubbalnd oo Ka Warbixisay Hormarada ay Ka sameysay Deeganada Jubbaland 

0
307
Kismaayo(Idcada Waamo)Agaasimaha wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul in saanka  Jubbalad ayaa ka warbixiyey hormarada ay wasaaradda sameesay dhoorkii sano ee u dambeeye
Dhanka kale agaasimaha wasaaradda haweenka jubbalnd ayaa shegey in ay wadaan sidii lagu yareen lahaan furiinka deg dega ah taasoo sababtay in ay bur buraan qoosas badan sidoo kale agaasimaha ayaa intaa raaciyey in ay ku dadaalayaan sidii waxbarashada gabdhaha kor loogu qaadi lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here