Kismaayo(Idaacada Waamo)Qaaybo kamid ah Gobolka Jubbada Hoose oo ay ka Taagantahay Xaalad Binaa,aadanimo oo adag.
Dad badan Ayaa ka barakacay guryohooda kadib markii Roobab Lixaad leh oo ka da ay qaaybo kamid ah Gobolka Jubbda hoose Ay Samaayn ku yeeshen dadka halkasi daganaa .
Waxaana kamid ah meelaha ay hada dhibatadu kajirto Magaaloyinka Dhoobley,Kulbiyow, iyo Badhaadhe
Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni oo arintaan ka had lay ayaa sheegay in dad badan ay ka barakeceen guryohodii ayna Haysto Xaalad adag Waxaa una ku baaqay in dadkaas loo gurmado .
Mudooyinkii danbe waxaa isasoo tarayay Cabashooyinka kala duwan ee kasoo yeraya meelahay ay Saamaynta ku yesheen Roobabka daayrta.
R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.