Wasaaradda waxbarshada Jubbaland oo xariga ka jartay dhismo cusub.

0
348
Kismaayo(Idaacada Waamo)Agaasimaha wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare jubbalnd waaxda farsamada gacanta
iyo maamulka degmada doolow ayaa si wada jira xariga ugu jaray dhismo fasala cusub oo lagu kordhinayo dugsiga hoose dhaxe ee xerada barakacaaysha iyo sidoo kale dhismo ganacsi oo loga tala galay in ay ku ganacsadaan dadkani barakacaaysha ah
Gudoomiye ku xigeenka degmada doolow iyo qaar ka mid ah gudiga waxbarashada dugsiga oo goobtaasi ka hadlay ayaa ka mahdceliyey dhismaha cusub ee la gu kordhiyey dugsiga
Agaasimaha waxda farsmada gacanta wasaaradda waxbarshada jubbalnd Axmed Faarax Ali ayaa sheegay in dhawaan dugsiyada la geen doono manhaj waxbarasho uu leeyahy dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here