Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo sameysay Xarun Lagu Mideenayo Waxbarashada Dhalinyarada 

0
432
Kismaayo(Idaacada Waamo)Agaasimaha wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha jubbaland Cabdiraxmaan Xaaji Cabdi oo u kuur galayo Xarumaha wax lagu Baro dhalinyarada ayaa kor meer shaqo ku Tagay dhamaan Xarumaha ay wax ku Bartaan Dhalinyarada isagoona kula dar daarmay dhalinyarada in ay ka faaideystaan wax barashada
ayaa sidoo kale hay’adaha samafalka ee caawiya dhalinyarada u sheegey in ay sameyeen xarun logu tala galay in lagu mideeyo waxbarashada dhalinyarada
Qaar ka mid ah musuulliyeenta sama falka ay caawiya dhalinyarada ayaa soo dhaweeyey qorshaha mideenta xarumaha wax lagu baro dhalinyarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here