Mid ka mid ah kaamanka ku yaala magaalada baladweyne oo la gaar siiyey Deeqdii Laga ururiyey Shacabka deeganada jubbland

0
344
Kismaayo(Idaacada Waamo)Deeq Lacageed oo laga ururiyey shacabka Deeganada jubbaland ayaa la gaar siiyey 150 qoos oo ku jira kaamka barakacaaysha ee ku yaala xaafada buunda weyn magaalada baladweyne
Sheeq saciid Axmed Xasan Gudoomiyaha Gudiga Fatahaada Jubbaland oo deeqdan dadka gaar siiyey ayaa faafahin ka bixiyey Halka ay lacagtan ka soo gaartay dadka barakacaaysha ah oo ku nool baladweyne oo xalad adag ku sugan
Gudoomiyaha kaamkan Deeqda la gaar siiyey Maxamed Sheeq Xasan ayaa ka mahad celiyey Kaalmada ay la soo gaareen walalaha jubbalnd
Ugu Dambeen Qaar ka mid ah dadkii deeqda la gaar siiyey ee ku noolaa kaamka ayaa ka mahad naqay Sida wacan oo ay garab iyo gar gaar ay ugu heleen walalahooda ku nool jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here