Kulan ku Saabsan Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay deegaanka Qaam-Qaam

0
52

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka dowlad goboledka Jubbaland ayaa deegaanka Qaam-Qaam ee dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobaolka Jubbada hoose ku qabatay kulan ku saabsan Nabada iyo isdhex galka bulshada kaas oo  loo qabtay qaybaha kala duwan ee bulshada deegaanka .

Wasiirka Wasaaradda Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka Jubbaland Cadar Ismaaciil Juraati oo markii kulanku soo idlaaday warbaahinta la hadashay ayaa faah faahin ka bixisay muhiimada kulanka ay la qaadatay qaybaha kala duwan ee bulshada deegaanka Qaam-Qaam.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here