Caruurta Baahiyaha gaarka ah qaba oo kusoo badanaya Goobaha waxbarshada  Kismaayo.

0
341
Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxaa ay ku guda jiraan waxbarashadooda Maalinlaha ah  waa caruur naafo ka ah dhanka  Araga   Waxaa ayna wax kabartaan iskuulka SNE   oo kamid ah Iskuulada Magaaladan Kismaayo.
Waxaa jira qaab gooni ah Oo wax loobaro Casharadana loofahansiiyo Ardaydaan Araga Naafada ka ah .
Warsame  Sahal Cali waa macalinka Ardaydaan waxbara waxaa una iga waramay qaabka Ardaydaan ay wax ubartaan .
Hadaba Majiraan caqabado dhanka waxbarashada kahaysta caruurta baahiyaha Gaarka qaba
Waakan Macalin Warsame oo an suashaas waydiiyay .
Sadix Sano kahor Magaalada Kismaayo kama jirin goobo ay waxkubartaan Caruurta Naafada ah
Balse  waqtiga Ayaa isbadalay Oo Hada waxaa Soobadanaya Tirada Caruurta Baahiyaha Gaarka qabo Ee lagaaynayo Goobaha Waxbarashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here