Maxaabiis ku xirnaa Xabsiyada Muqdisho oo Cafis Madaxweyne lagu sii daayay maanta

0
68

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta Cafis Madaxweyne kusii daayay 116 Maxbuus oo ku xernaa Xabsiga Dhaxe ee Xamar iyo Xabsiga MBCC ee ku yaala Ex-Control Afgooye.

Maxaabiista ku xernaa Xabsiyada ayaa Maxkamadaha ku xukumeen xukuno kala duwan ayada oo ay ku eedeysanaayeen dambiyada fudud, waxaana qaarkood ay qaateen intii ugu badneyd xukunkooda.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here