Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo daahfuray Barnaamijka danabeysan ee la tashiga dadweynaha ee dib u eegista dastuurka

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa daahfuray barnaamijka danabeysan ee la tashiga dadweynaha ee dib U eegista dastuurka ayaa waxaa lagu talagalay in bulshada Soomaliyeed ay fikirkooda ay kaga dhiibtaan hab digital ah.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here