Qiimaha khudaarta Suuqyada Magaalada kismaayo oo sara kac  laga Dareemay

0
432

Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxa sara ukacay qiimaha lagu kala iibsado noocyada kala duwan ee qudaarta suuqyada magaalada kismaayo.
taasi oo loo sababaaynayo  fatahaada  wabiga jubba  oo saamayn ku yeeshay dalagyada beeraha .
waxana qudaarta qaliyowday kamid ah  yaanyada,basasha,liinta,iyo sido kale qudrada cagaaran .
hadaba waa kuwaan qaar kamid ah dadka ka ganac sada qudaarta oo  kawarbixiyay qiimaha hatan ay qudaartu marayso .
Intabadan xiliyada ay roobabku da aan waxa   sara ukac uu ku yimadaa  noocyada kala duwan ee qudrada.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here