Roob ka da’ay magaalada Baladweyne oo saameeyn ku yeeshay Bulshada

0
112

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobab Mahiigaan ah oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ayay magaalada Baladweyne ayaa sababay in dadkii deganaa Xaafadaha Kooshin iyo Xaawo Taako isaga barakacaan,Roobka oo socday Lix saacadood oo xiriir ah ayaa dadka degan magaalada waxay xalay saqdii dhexe ku baraarugeen daadad buux dhaafiyay Guryahooda.

Qaar ka mid ah dadkii ay saameeyeen Daadadka ka dhashay Roobka ayaa ka waramay xaalada ay ku suganyihiin haatan.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here