Wasiirka Caafimaadka Jubbaland oo kormeeray isbitaalka weyn ee magaalada kismaayo

0
118
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Caafimaadka Jubbaland ayaa kormeeray isbitaalka weyn ee magaaladda kismaayo ee maamul goboleedka jubbaland iyo isbitaalka midnimo ee new kismaayo waxaa kormeerkaan wasiirka ku wehliyey  iskudabarada caafimadka iyo la taliyaha caafimadka.
Ujeedka kormeerka ayaa waxa uu ahaa in uu soo indha indheeyo hwolaha shaqo isbitaaladda ee magaaladda kismaaayo uu kuurgalinta baahiyaha ka jidho isbitaalada.
Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here