Kismaayo(Radio Waamo)Roobabka dayrta oo ka da,ay qaybo kamid ah jubbaland aya sameeyn balaaran ku yeeshay dadka dagan deegano kamid ah gobolka gado kuwasi oo roobab lixaad leh kade ,een waxana jirta cabsi laga qabo in wabiga jubba uu sameeyo fatahado horleh.
gudomiye kuxigeenka gobolka gado Maxamed Xasan Isaq alqadi aya shegay in uu jiro walaac laga qabo in wabigu uu fatahad horle sameyo waxa una intaas ku daray in ka maamul ahan ay wadan dadaalo lagu samata bixinayo dadka dhibatadu kasoo gaartay dadadka ka dhashay robabaka halkas ka da,ay.
dhanka kale gudomiye kuxigeenku waxa uu shegay indadku ay ubahan yihiin gurmar dag dag ah
Xiliyada ay roobabku da aan waxa cabsi xoogani ay soo food sartaa dadka shacabka ah ee ka agdhow melha ay wabiyadu maraan.