Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool magalada kismayo oo ugu baqay dhalinyarada wax bartay in ay layimaadan fikrado hal abuur

0
343

Kismaayo(Waamo Radio)Ayadoo ay jiraan dhalinyaro badan oo waxbartay hadana shaqo la,aan ay kuhaysato dalka Gudihiisa.  aya qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaladan kismayo waxa ay dhalinyarada Somaliyeed ugu baqeen in aysan cidna shaqo kasugin ee ayagu shaqa abuur ay layimadan Sido kalana  wadankoda ku qanacsanadan oo wadamo shasheeye aysan u hanqal tagin

Dalkasta waxa hormariya dhalinyaradiisa waxana lagaba maarmaan ah in dhalinyaradeena Somaliyeed ay noqdaan ku iyadu layimada figrado hal abuur oo ay uga baxikaraan  shaqa la aanta Dalka kajirta.

waxaa soo jeedinaysa:-Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here