Yaa Leh Xidigaha Ugu Badan Ballon d’Or-ka

0
425

Kismaayo (Waamo Radio) Waxa Lasoo Saaray Liiska 30-ka Xiddig ee u Tartami Doona abaalmarinta Xiddiga ugu Fiican aduunka ee Ballon d’Or-ka Kaas oo ay Bixiso Majalada France Football.

Kooxda Kubada Cagta ee Liverpool ayaa Rikoor Ka Dhigtay sanadkan kadib markii ay xiddigaha ugu badan ku yeelatay 30-ka Xiddig ee Hordhaca ah ee u Tartami Doona abaalmarinta Sanadkan.

Kooxda Reds ayaa 7 xiddig Ku leh 30-ka xiddig ee u Tartami Doona abaalmarinta Waxaana Ku Xigta Kooxda Man City Kuwaas oo Ku leh 5 Xiddig.

Waxa ku Jirta Kaalinta 3-aad Kooxda Barcelona Kuwaas oo u Leh 4 Xiddig Halka Kooxaha Juventus, Real Madrid, Tottenham , PSG , iyo Ajax Ku Leeyihiin Min 2 Ciyaaryahan .

Haddabo Waa Kuwaan Kooxaha Inta Xidig Ay Kuleeyihiin  

Liverpool 7
Man City 5
Barcelona: 4
Juventus: 2
Real Madrid 2
Tottenham 2
Ajax 2
PSG: 2

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here