Maamulka Markasu Taqwaa Magaalada Kismaayo oo codsi u diray umada muslimiinta

0
383

Kismaayo(Waamo Radio)Markazka Ataqwaa ee xifdinta qur,aanka kariimka iyo mawaada asaasiga ah xaafada farjano ee magaalada Kismaayo ayaa howlihiisa u socdaan si dardar leh,waxaana maamulka iyo ardayda Markazka ay codsadeen in dadka muslimiinta ah ay ka caawiyaan sidii ay ku heli lahaayeen dhul ay madarasadu leedahay.

qaar ka mid ah ardayda dhigata madarasada ayaa soo bandhigay waxyaabihi ay barteen inti ay markazka dhiganayeen.

Macalin Maxamed oo ka mid ah macalimiinta madarasada ayaa dhankiisa faahfaahiyay muhiimada wax bixinta.
Maamulaha markazka macalin Nasteex Muxumed Cabdi ayaa ka sheekeeyay marxaladihii ay soo martay iyo heerka ay taagaantahay,wuxuuna umada islaamka ka codsaday in ay madarasada u iibiyaan dhul ay leedahay.
Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here