Mamulka Dekada Kismaayo Oo Soo Gaba Gabeyay wajiga koobaad ee Dayac tirka Kasocday Dakadda Magalada .

0
382

Kismaayo(Waamo Radio)Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa mudooyinkii u danbeeyay waday hormarin iyo dayac tir lagu sameynayo Dakadda magaalada Kismaayo.Kuwasi Oo Ay Kuhoos Burbureen Marakiib Dagaal Oo Ay Mudo Kujireen Biyaha Bada

Sida uu sheegay Maareeyaha Dakadda Kismayo Axmed Xaaji waxaa la soo gabogabeeyay wajiga koobaad ee dayac tirka Dakadda waxaana la soo saaray labo markab oo horey ugu dagay gudaha Dakadda.

Tani waxay ka mid tahay dadaalada ay  Dowlad Goboleedka Jubbaland ku doonayso sidii Ay u hormarin laheed kaabayaasha dhaqaalaha.

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Iidle Aadan Mohamed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here