Qaybo kamid deeganada Jubbaland oo ay abaaro ka taganyihiin 

0
361
Kismaayo(waamo Radio)Qaaybo ka kamid ah deeganada jubbaland waxa kajira abaaro  sameeyay  dadka reer miyiga ah waxaana  meelaha xiligaan abaartu ka tagan tahay  kamid ah gobolka  Gedo  iyo gobolka Jubbada hose.
magaalada garba haarey  ee xarunta gobolka gado  waxa dhawaan soo gaaray dad xolo dhaqato ah  kuwaas   oo kasoo cararay abaaraha.

waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here