Maamulka degmada Kismaayo oo qabtay kulan looga hadlaayay dhismaha wadooyinka cusub ee Laamiga ah

0
293
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga warbixinaayo sida ay u socodaan dhismaha waddoyinka ka socdo Degmada Kismaayo.
Kulanka ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Injineerada ku howlan dhismaha Waddooyinka, Gudoomiyayaasha Lixda Xaafadood ee magalada Kismaayo, gudiga hormarinta degmada Kismaayo iyo qaar ka mid Ururada bulshada.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here