Shaxda Ugu Fiican Ee Abid Qaarada Africa Oo La Soo Saaray Drogba Iyo Toure 

0
552

Kismaayo (Waamo Radio) Shaxdan Ayaa Waxaa Soo Saaray Wargeyska The Sun Waxa Uuna Kusoo Qaatay Ciyaartooydii Ugu Waaweynaa Qaarada Uguna Magaca Dheeraa

Shaxdan ayaa waxa ay ka kooban tahay 11 xiddig oo uu wargaysku u arko shaxda ugu fiican ee Abid soo Marta Qaarada Africa , Xidigaha Ugu Badan Shaxdaan Waxay Kaso Ciyaareen Horyaalka BL Dalka England

11 xiddig ayaa waxaa ku jira xiddigo haatan ciyaara oo ay ka mid yihiin xiddigaha Liverpool u ciyaara ee Mohamed Salah iyo Sadio Mane Iyo waliba kuwo Ciyaaraha Ka Fariistay

Weerarka shaxda ayay hogaaminayaan Drogba, Eto’o iyo G. Weah oo Ah xiddiga Kaliya ee Qaarada Africa ah  ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka

Shaxdan Ma Ahan Tii ugu Horeysay ee Laga Soo Saaro Qaarada Africa Waxaa Sidoo Kale Jiro Shaxo Kale Oo Ay soo Saareen Wargeysyada kale ee Caalamka

Goolhaye :- Enyeama
Daafacyada :- Radebe , Kuffour , Song
Qadka Dhexe :- Y Toure , Essien , M.Salah , S.Mane
Weerarka :- D. Drogba , Eto”o , G. Weah

 LINE-UP-Best-African-XI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here