Qiimaha Kalluunka oo sare u kacay Suuqyada Kismaayo

0
262

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuqyada Kalluunka ee magaalad Kismaayo Waxaa  ka jajiro mashquul aad u badan,Waxeyna dadka ay  halkaan u imanayaan si ay u iibsadaan Kalluunka noocyadiisa kala duwan,inta La guda galay bisha barakeysan ee Ramadaan waxaa sare  u kacay Qiimaha Kalluunka sida ay inoo shegeen Ganacsatada Kalluunka iibisa.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here