Wasaradda waxbarashadda Jubbaland oo sheegtay in wax badan ka qabatay waxbarashada deeganada Jubbaland

0
415
kismaayo(Waamo Radio) Wasaarada Waxbarashada Jubbaland Ayaa  ayaa sheegtay in ay Wax Badan Ka Qabatay Waxbarashada Deegaanka dowlada Goboleedka Jubbaland  Iyado Ay Wasaarado Sameysay Macadka Tayeenta Maclimiinta degaanada jubbaland waxaa ay ku qaataan machadka tababaro ku saabsan habka gudbinta casharada waxaana marka ay dhameystaan  ay wasaaradu uqaadataa Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulada.
Ugu Dambeen Wasarada Aya Sameysay Barnaamij uu Ardayga Kala Soconkaro Natiijada Isagoo Anan Meelna u Radin xiliyada ay galaan imtixaanaadka iskuulada.
waxaa warbixintaan inoo soo jeedineeysa:Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here