Shaxda Ugu Fiican Ee Xiddigaha Yimid Horyaalka La Liga ee Dalka Spain

0
436
Kismaayo(Waamo Radio)-Suuqa kala iibsiga qaarada Yurub ayaa si rasmi ah u soo xirmay 2-da bisha September , Jariirada Isbaanishka ee AS ayaana dib u eegtay xiddigaha yimid  horyaalka Spain xagaagan.
Waxa ay ka sameeyeen shax  xiddigaha ugu fiican ee horyaalka La Liga yimid
Shaxda ugu fiican ee xiddigaha yimid horyaalka La Liga waxay qiimo ahaan ay ku fadhiyaan wadar ahaantooda 433.25 Milyan Euro, waxaana jariirada AS ay isticmaashay shax ciyaareedka 4-3-3. Xiddigaha ka dhex muuqda waxaa ka mid ah Hazard, De Jong iyo Joao Felix.
SHAXDA UGU FIICAN EE XIDDIGAHA YIMID LA LIGA
Goolhaye: Areola (Real Madrid)
Daafac: Trippier (Atletico Madrid), Militao (Real Madrid), Monreal (Real Sociedad), Lodi (Atletico Madrid)
Khad Dhexe: Frenkie de Jong (Barcelona), Nabil Fekir (Real Betis), Vargas (Espanyol)
Weerar: Eden Hazard (Real Madrid), Joao Felix (Atletico Madrid), Chicharito (Sevilla)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here