Ururka Ardayda Degmada Kismaayo  oo Doortay Gudoomiye Cusub. 

0
348

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Doorashada Hogaanka Ururka Ardayda Degmada Kismaayo oo Sanadkiiba Mar Laqabto ayaa waxaa ay maanta ka ay kadhacday Magalaada Kismaayo waxaana Goobta Doorashada waxaa Ku sugnaa mas,uuliyiin kasocotay wasaaradda waxbarashada Dowlad Goboleedka wakiilo kasocday Qaar kamid ah shirkadaha isgaarsiinta Ee Kuyaal kismaayo  Ergooyinka Wax Dooranayay Oo laga soo kala xulay Iskuulada Kuyaalo Degmada Kismaayo waxaana Doorashadaan oo ay ku Tartamaay shan musharax ku guuleystay Abdulaahi Axmed Cbadi oo ka socday Dugsiga Hoose Dhexe Sare Ee Barwaaqo isagoona Helay 68 Cod.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here