Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xalwadu waxaa ay ka mid tahay mac-macaanada ay bulshada Soomaliyed aadka u isticmaasho ‘xalwada baasanta oo ay dadka badidood u yaqaanaan xalwo Kismaayo ayaa ah xalwada ay bulshada ku nool Magaalada Kismaayo ugu s isticmaalka badanyihiin sido kalana waxaa laga soo dalbadaa gobolada dalka .
inta badan dadka ka safraya Magaalada Kismaayo waxaa ay horay u sii qataan xalwadaan si ay ugu keyaan saxiibadooda ku jooga Magaaloyinka ay u safrayaan ‘xalwadaan ayaa waxaa ka riya dad qibrad u leh mudo badan ku jiray hawshaan
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.