Wasaarada Dastuurka Jubbaland aya magalada kismaayo ka furay Tababr ku Saabsan Dib u hishiisinta

0
452
Kismaayo(Waamo Radio)tababarkan wacyigalinta iyo dib u heshiisinta ee ka furmay magalada kismaayo waxa ka qeybgalay culimada haweenka odoyaasha iyo dhalinyarada magalada kismaayo.
Wasarada Dastuurka Jubbaland aya tababarkan bixineysa waxana ka so qeybgalay gudiga baarlamanka u qaabilsan arimaha dastuurtka wasiiru dowlaha wasarada dastuurka xildhibaano iyio masuliyin badan.
Gudoomiyaha Arimaha dastuurka ee Barlamanka jubbaland xildhibaan axmed maxamed ugaasaya sheegay Dib u heshiisintu in ay muhiim u tahay bulshada oo loo bahanyaha dhamaan in la gaarsiyo Degaanada Jubbaland wuxuna bulshada ugu baaqay in ay iska qabtan dadka caqabada ku ah nabada iyo xasiloonida .
 Wasiiru dowlaha dastuurka jubbaland axmed cabdiraxmaan  aya Sheegay Tababarkanuu muhim u yahay bulshadfa wuxuna ugu baaqay in ay ka faaideystaan mudada sedexada bari ah ee uu socon dono  .
Wasiirka wasarada Dastuurka jubbaland Cumar maxamed cabdi
Tabarkan Furay ayaa la, sheegay in degmooyinka jubbaland e lawada gaarsiin doono  Tabarada kusaabsan  shirarka Dib u heshisinta.
waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya,Iidle Aadan Mohamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here