Man City Oo Hishiis Cusub Ku Abaal Marineysa Xidiga Germany İlkay Gündoğan !!!

0
398

Kooxda Man City ayaa ku dhaw in hishiis cusub ka saxiixdaan qadkooda dhexe ee İlkay Gündoğan .

Laacibka ayaa ogalaaday in qalinka iyo warqadda uu is dul saaro xilli midkiisa haatan uu dhamaanaayo xagaaga 2020-ka .

Sidaas oo ay tahay lama helin mudada uu gaarayo hishiiska cusub balse waxaa loo badinayaa in uusan ka yaraan doonin .

İlkay Gündoğan ayaa Man City u yimid xagaagii 2016-ka xillligaas oo uu ka soo wareegay kooxda Dortmund ee horyaalka Jarmalka

Xilli ciyaaredkii hore heer ciyaareed aad u wacan ayuu laacibka ku soo muuqday waana midda keentay 30 kullan uu ka soo muuqdo horyaalka Ingiriiska

Kooxdiisa City oo maalmo ka hor qaaday horyaalka Ingiriiska ayaa sabtida soo socda ay finalka FA Cup-ka waxa ay la ciyaarayan kooxda Watford

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here