Beeraleyda Gobalka Jubada hoose oo ka hadlay Suuq xumo soo wajahday

0
578

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Beeraleyda gobalka Jubbada hoose ayaa waxa ay ka cabanayaan suuq xumo soo wajahday wax soo saarkooda dalagyada kala duwan.

iyagoona eedaasi dusha kaga tuuray hay’adaha samafalka ku waas oo keena deeq raashiin xiliyada beeraha u soo go’aan waa sida ay iyagu aamin sanyihiin.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here