Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo oo Awaamiir soo saartay

0
547

Kullankaan oo ka qabsoomay xarunta dowlada hoose ee degmada kismaayo ayaa waxaa shir gudoominayay duqa degmada waxaana ka soo qeyb galay gudoomiyaasha xafadaha degmada kismaayo maamulka Hey’ada mareenta dhulka  Jubbaland iyo gudiga xalinta khilaafaadka dhulalka, waxaana inta uu socday kullanka la isku raacay dardar galinta howlaha yaalla.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here