Hay’adda barakacayaasha Jubbaland oo ka warbixisay diyaar garowgooda ku aadan Roobka Guga laga cabsi qabo in fatahaado ka dhashaan.

0
15

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo kalin weyn ka qaadatay samatabixinta dadki ay sameysay fatahaadii El Nino ayaa markale diyar garoow xoogan wada oo looga gaashamanaaya fatahaada laga cabsi qaba inay ka dhashaan roobka gu’ga sida u warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha kuxigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland Maxamad Nuur Qadar oo maanta Kismaayo kula hadlay Warbaahinta.

Mowliid Abdi  ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.