Barakacayaasha kismaayo oo saamayn kala kulmay Rooabka ka da’ayo magalada

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Barakacayaasha ku nool magaalada Kismaayo ayaa waxaa saamayn xoogan ku yeeshay roobab-ka lixaadka leh ee ka da’aayey magaalada Kismaayo iyo hareeraheeda.

 

Barakacayaasha ku jira xeryaha kala duwan ee magaalada Kismaayo oo aan haysanin hoy fiican oo ay kaga gabaad sadaan dhibicda roobka iyo dhaxanta Habeenkii.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.