Dhoofka Xoolaha nool oo ka bilowday Dekadda Kismaayo

0
14

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dakadda Magaakada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ka bilowday dhoofka xoolaha nool oo in muda ah hakad ku jiray sababo la xiriira abaarihii dalka ka dhacay iyo wadamadii xoolaha loo dhoofin jiray oo dhankooda hakiyay iibka xoolaha .

ilaa 1500 oo neef oo lo ah lagana kala keenay deegaano kala duwan ayna leeyihiin ganacsato Soomaaliyed oo ka baxay dekadda Kismaayo ayaa loo dhoofiyay wadanka Cumaan ‘ayadoona ka hor inta aan la dhoofin loda lagu sameeyay baaritaan Caafimaad.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.