Maamulka Degmada Kismaayo oo ka hadlay Faa`iidooyinka ay leeyihiin Wadooyinka

0
27
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo waxaa ka socdo wajiga labaad ee dhismaha Wadooyinka loogu talagalay iney yeelato magaaladatani, wajigii koowaad ayaa waxaa lagu hirgaliyey ilaa 8 wado oo kala duwan oo dhex mara gudaha magaalada Kismaayo.
Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa iayagana wado dadaalo kala duwan oo ay ku ilaalineyso wadooyinka la dhisaayo iyo kuwa la dhameystiray iyo sidii bulshada loogu wacyi galin lahaa faa`iidooyinka ay leeyihiin wadooyinka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.