Haweenka Deegaanka Goobweyn oo Laf dhabar u ah wax soo saarka Beeraha

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tacbashada Beeraha ayaa Laf dhabar u ah wax soo saarka dalka,in la tacbado beeraha kaliya koobna ragga oo kaliya,Haweenka ayaa door muuqda ku leh wax soo saarka dalagyada kala duwan ee ka soo go’a Beeraha.

Howlaha ay qabtaan Haweenka Beeraleyda ah ayaa waxaa ka mid ah falidda beeraha iyo marka la geed qaadayo,waxaa sidoo kale ay kaalin ka qaataan marka ay dalagyada soo go’aan.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.