Beeraleyda magaalada Baran oo ka cabanaya biyo la’aan

0
17

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid Beerleeyada degmada baran ee Gobalka sanaag ayaa waxaa soo food saartay xaalad biyo yari taas oo sababtay in dalagyadii ay beereen in ay ka qalalaan beerleeyada maadama degmada aysan laheyn wax ceel ah oo biyaha laga cabo.

Biyo la.aanta ka jirto Gobalka ayaa sameysay Beerleeyada dadka iyo duunyada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.