Shaxda Todobaadka Champions League oo lasoo bandhigay

0
49

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo afjaray kulamadii lugta hore ee wareega 8 dhamaadka tartanka champions League xilli ciyaareedkan, Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid kaliya ayaa guulo gaaray kulamadii ay ciyaareen.

Kooxaha kale ayaa dhamaantood bar-baro galay iyaga oo isla ciyaaray oo bar-baro ku kala bixi waayay, UEFA ayaa soo bandhigtay shaxda ugu fiican todobaadka Champions League iyadoo soo xulatay xiddigaha qaab ciyaareedka fiican ku jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.