Maamulaha shirkada African solution oo ka warbixisay shaqooyinka ay shirkada qabato

0
43
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkada African Solution oo dhawaan laga hirgaliyay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa caagadaha qashinka lagu daro soo aruurisa ka dibna ka samaaysa agabyo kala duwan ku waas wax tar u leh bulshada .
shirkadaan ayaa shaqo abuur u noqotay dad badan oo danyar ah ku waas oo soo aruuriya caagadaha la tuuro ka dibna ay shirkadu ka iibsato ‘waxaana laga sameeyaa marmarka la dhigo wadooyinka iyo meelaha kale ee muhiimka ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.