Magaalada Kismaayo oo laga Hirgaliyay xarun lagu Dayactiro kitaabada Qur`aanka Kariimka

0
160
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamamulka mu’asasada Abubakar Sadiiq ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay bilaabeen in ay ka soo aruuriyaan  kutubata ku dayacan qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Kismaayo waxayna hada xarun dhismaheeda ka wadaaan in ay ka hirgaliyeen duleedaka magaalada Kismaayo xarun lagu dayac tiro kitaabka  Qura’aanka Kariimka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.