Wararka Dadka deegaanka Raas-kaambooni Ee Gobolka Jubbada hoose oo qaab isku tashi ah ku bilaabay dhismaha Garoon Diyaaradeed By Radio Waamo - January 24, 2023 0 105 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka deegaanka Raas-kaambooni ee hoostaga Degmada Badhaadhe waxay ay markaan bilaabeen Garoon Diyaaradeed oo lagu hirgalinaayo qaab isku tashi ah. Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2023/01/warka-iidle-Raas-kaanbooni-.mp3