Barakacayaasha ku nool Degmada Guriceel oo codsaday in loo dhiso Iskuul ay wax ku bartaan Ubadkooda

0
159

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Caruur ka soo jeeda Qoysas danyar ah oo barakac ku ah duleedka degmada Guriceel ee Gobolka Gal-gaduud ayaanan heeysan xarun iskuul ay wax ku bartaan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.