Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo agabka Beeraha iyo abuur cusub ku wareejiyay iskaashatooyinka sadex deegaan oo dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo

0
107

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland  ayaa dalaga Beeraha iyo agabka Beeraha Lagu fasho ku wareejisay Iskaashatooyinka Sadex Tuulo oo dhaca duleedka Waqooyi ee magalada Kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.