Maamulka Madarasada Qudbiga Xaaji Makaahiil ee Magaalada Kismaayo oo bulshada Soomaaliyeed ka codsaday in laga caawiyo Dhismaha madarasada

0
260

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madarasada qudbiga Xaaji Makaahiil waa mid ka mid ah goobaha waxbarasho ee ku yaala Magaalada Kismaayo, waxaa wax ku barta caruur badan oo Soomaaliyeed waxaana lagu baraa Qur’aanka Kariimka iyo maadooyin kale oo diini ah.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.