Maamulka Iskuulka hoose dhexe ee deegaanka Goobweyn oo sheegay In ay Jirto Baahiyo Waxbarasho oo Deegaanka

0
273

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ustaad Axmed Yacquub oo ah Maamulaha Iskuulka hoose dhexe ee deegaanka Goobweyn ayaa ka Warbixiyay baahiyaha dhanka waxbarashada ah ee ka jira  Deegaanka Goobweyn.

Maamulaha Iskuulka hoose dhexe ee deegaanka Goobweyn Ustaad Axmed Yacquub ayaa ka warbixiyey Baahiyo Waxbarahada oo Deegaanka

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.